Daawo Muuqalka”Nin Sheegay Inuu Waraabe Noqday Oo Ka Warramay Qisada Qaabkii Waraabennimadiisa!
January 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ninkan Waraabaha noqday oo la yidhaahdo Xasan Axmed Cabdi, waa Nin dhalinyaro ah oo ku ganacsada Suuqa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa ka warramay qiso cajiib ah oo ku dhacday isaga iyo Ninkan oo ay saaxiib ahaayeen, isla markaana ay laba nin oo kale oo marka horeba waraabeyaal noqon jiray heshiis dhex-maray ay iyaguna ku noqdeen Waraabeyaal.