Xaalada Magaalada Jig Jiga Oo Kacsan Iyo Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Lagu Amray Inuu Iscasilo
January 23, 2019 - Written by admin
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Golaha wasiirrada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wadaa saaka inay isugu yimaadaan xarunta madaxtooyada, iyadoo magaalada Jigjiga laga soo sheegayo degganaansho la`aan siyaasadeed, kaddib markii madaxweyne Mustafe Muxumad Cumar shalay labo jeer looga yeedhay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.
Mustafe markii uu Jigjiga ku soo laabtay ayuu la shiray golihiisa wasiirrada Dowlad Deegaanka.
