Daawo Muuqalka”Cali Warancade Oo Dalka Debediisa Kasoo Laabtay Kana Waramay Socdaalkuu Ku Maqnaa
January 24, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa waxaa saaka dib ugu soo laabtey isla markaana lagu soo dhaweeyey siyaasi Cali Waran Cade oo muddo laba bilood ah dibada ku maqnaa .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/pP56hJ5VlA4
Berberatoday.com