Daawo Muuqalka”Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Taliyaha Ciidamada Booliska Oo Toobabar Mandheera Ugu Soo Xidhay Ciidamo Boolisa Oo Layli Ciidanimo Dhamaystay
January 24, 2019 - Written by Berbera Today
Mandheera(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland iyo taliyaha ciidanka booliska ayaa waxaa ay maanta dugsiga toobabarka ciidanka Booliska ee Mandheera ay toobabar ugu soo xidheen 300 ciidan cusub oo boolis ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/ulVA_iTnf9c?t=280
Berberatoday.com