“Doorasho Dalka Ka Dhaceysa 2019 Ma Jirto , Ee Umada Yaan Been Loo Sheegin ..” Jamaal Cali Xussen”Daawo Muuqal
January 24, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Jamaal Cali Xussen oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta sheegay Aragtidiisa in aaney u muuqanin doorasho dalka ka dhaceysa dhamaadka 2019 , isla markaana shacabka Somaliland been lagu jaho habaabinaayo uun
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/YKE0CrhRnyA?t=42
Berberatoday.com