berberatoday.com
Tartan Galaaftay Nolosha Wiil Yar Oo Sababay Gebi Ahaanba La Joojiyo
January 25, 2019 - Written by Berbera Today

Jeddah(Berberatoday.com)-Tartan aad u layaab badan oo ay ku tartamayeen dadka u dhashay Dalka Sucuudiga gaar ahaan kuwa dagan magaalada Al-rubuc Al-khaali, ayaa si aad ah loogu qaadaa dhigay baraha bulshada.

Tartankan ayaa waxa uu ahaa inta Disti lagu shubo biyo, kadibna la karkariyo, kaddibna qofka tartankaasi galayaa uu gacmihiisa ku qaado Distidaasi oo ay ku jiraan biyihii kulula, sidaasna uu muddo daqiiqado ah ku hayo gacmihiisa isaga oo aan gashan wax kulaylka ka difaaca.

Tartankan ayaa kadib markii lagu baahiyay baraha bulshada wiil aad u da yar oo ay dadka waawayn ku qasbeen in uu ka qayb qaato ay dhib ka soo gaadhay isla markaana uu dhakhtarka u galay. Arrintan waxa dhaleeceeyay dad aad u badan waxa aanay sheegeen in tartanka noocan ah oo kale uu halis galinayo nolosha qofka.

Ciidamada Ammaanka Dalkaasi ayaa gabi ahaanba tartankaasi joojiyay waxa aanay sheegeen in cidda lagu qabto sharciga la hor keeni doono isla markaana uu ku mutaysan doono xadhig iyo ganaax lacageed .

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews