Daawo Muuqalka”Dhalinyarada Reer Axmed Dhagax Oo Madaxweyne Muuse Biixi Codsi Siidayn Maxaabiisa Xidhana Udiray
January 26, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhalinyarada reer Axmed Dhagax oo maanta shir iskugu yimid ayaa waxaa ay madaxweyne Muuse Biixi ka codsadeen in uu cafis ku sii daayo Sh Aadan Sune iyo dhalinyaro la xidhan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/u5xcW0RbIqM
Berberatoday.com