Daawo Muuqalka”Tirada Maxaabiista Ajaanibka Ah Ee Ku Xidhan Xabsiyadda Somaliland Iyo Dambiyadda Ay U Xidhan Yihiin
January 26, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caadeeye Fariid ayaa waxa uu ka warramay tirada maxaabiista ajaanibta ah ee ku xidhan xabsiyadda Somaliland iyo dambiyadda ay u xidhan yihiin waxaana uu tiradooda ku sheegay 35 maxbuus oo u kala dhashay dalalka Itoobiya Iyo Yemen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com