Daawo Muuqalka”Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Warbaahinta La Wadaagey Arimo Uu Sheegay In Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Fashilantey
January 26, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu maanta warbaahinta la wadagey isla markaana uu mid mid u dul istaagey qodobo uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku fashilantey taas oo intooda badan ay aheyd arimaha dhaqaalaha iyo Miisaan-yada dalka