”Halgankaygii Wali Wuu Socdaaye Ka Maan Hadhani ” Suldaan Wabar”Daawo Muuqal
January 26, 2019 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Suldaan Wabar oo maanta ku sugan magaalada Aw Bare ee dalka Itoobiya oo maanta shir weyne beelaha samaroon uga furmay ayaa waxaa uu ku hanjaey in uu wali halgankii uu wado oo aanu joojinin