Hanti Dhawraha Somaliland Oo Galabta Baadhis Ka Bilaabay Wasaarada Warfaafinta+Daawo sawirada
January 26, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska Hanti Dhawraha Somaliland ayaa waxaa uu galabta baadhis deg deg ah ka bilaabay wasaarada warfaafinta Somaliland isla markaana waxaa uu qufulo uu ku xidhay xafiis-yo gaar ah .
Hanti dhawraha ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa uu baadhis ku wadey laamaha kala duwan ee dawlada.


