Daawo Muuqalka”Caaqil Koonfurta Hargeysa Kasoo Jeeda Oo Eedeymo Culus U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi
January 27, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Caaqil C/Risaaq Maxamed Askar oo ka mid ah madax dhaqameedka beelaha dega Xafada Maxamuud Haybe iyo degmada Salaxley ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi u jeediyey Eedeymo Culus iyo tabashooyin uu sheegay in ay beeshiisku ka qabto Madaxweyne Biixi qaabka uu wax u maamulaayo.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com