Daawo Muuqalka”Cabdiraxmaan Faroole Oo Si Lama Filaan Ah Uga Hadley Ciidamada Somaliland Ee Ku Suga Deeganka Tuko-raq
January 27, 2019 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd ka hadley isaga oo ka hadlaaya munaasibada caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa ka Hadley wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya iyo ciidamada Somaliland ee ku sugan deeganka Tuko-raq
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com