Daawo Muuqalka”Khudbadii Xassan Sheekh Maxamuud Ka Jeediyey Caleemo Saarkii Madaxweynaha Cusub Ee Puntland
January 27, 2019 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Somaliya Md Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu habeenkii xalay aheyd uu khudbad ka jeediyey munaasibadii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan