Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo War Kasoo Saaray Kulankii Uu La Yeeshay Mustafe Cagjar Iyo Axmed Shide
January 27, 2019 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa soo gaba gabeeyay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar “Mustafe Cagjar” iyo guddoomiyaha xisbiga Axmed Shide.
Madaxda uu fadhigoodu yahay magaalada Jigjiga ayaa shalay mar kale looga yeeray xafiiska mas’uulka ugu sarreeya dalka uu ku leeyahay magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.
