berberatoday.com
Israel Oo Madaxweyne U Aqoonsatay Hogaamiyaha Mucaaridka Dalka Finisweela.
January 28, 2019 - Written by Berbera Today

Isreal(Berberatoday.com)-Dawladda Israa’il ayaa ku dhawaaqday in ay madaxweynaha dalka Finisweela Khuwaan Guwaydo oo dhowaan lagu caleemo saaray dalkasi , iyada oo loo dhaariyey xilka madaxweynenimo kadib khilaafaadkii ka dhashay doorashadii madaxtinimada ee dalkaasi.

 

Waxaanay dawladda Israa’il ku biiraysa wadamo dhawr ah oo hore u sheegay in ay ictiraafayaan Juan Guido oo hore u ahaa guddoomiyaha Barlamaanka ee dalka Finisweela kaas oo ku dhawaaqay in uu yahay madaxweynaha dalka Finisweela.

Wadamada ilaa hadda sheegay in ay ictiraafayaan Khuwaan Guwaydo ayay kamid yihiin dalalka Maraykanka, Kanada iyo badanka wadamada Laatiin Ameerika iyo  Yurub.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews