berberatoday.com
Magaalo Jidadka Lagu Diyaariyey Cuntooyin Loogu Tala Galay Dadka Baahan!
January 28, 2019 - Written by Berbera Today

Lubnaan(Berberatoday.com)-Magaalada Daraabulus ee Dalka Lubnaan ayaa ah Magaalo ku Caan baxday Quudinta dadka baahan iyo sidoo kale kuwa dan yarta ah .

Dadka Khayrka Jecel ee ku nool Magaaladaasi waxa waddooyinka soo dhigaan tagaalado ay ku guraan cuntooyin ay ugu tala galeen dadka baahan.

Magaaladaasi oo ku Taala Bariga Dalka Lubnaan, waxa aad ugu badan dadka saboolka ah oo tiradoodu soo badanayso, sida ay sheegeen Madaxda Magaalada, waxa aanay sheegeen in talaabadani ay tahay mid aad u muhiim ah oo dadka khayrka jecel ee magaaladaasi ku nool ay ugu tala galeen in ay Faqriga sii badanaya kula dagaalamaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews