berberatoday.com
Ruushka Oo Xusay 75 Guuradii Kasoo Wareegtay Go’doomintii Magaaladda Petersburg.
January 28, 2019 - Written by Berbera Today

Moscow(Berberatoday.com)-Dawladda dalka Ruushka ayaa xus u samaysay go’doomintii ay ciidamadii Naasiga ee Dalka Jarmalku ay ku qabteen magaaladda St.Petersburg oo hore loo odhan jiray Leningrad , xuskan ayaana ka dhacay magaaladaasi, iyada oo ay socod ku mareen goob fagaare ah ciidamada dalka Ruushku.

 

Xuskan ayaa ahaa 75 sanno guuradii kazoo wareegtay markii ay ciidamadii Jarmalku magaaladaasi go’doomiyeen dagaalkii kowaad ee Adduunka, waxaanu go’doomintaasi ahayd tii taariikhda ugu xumayd ee lagu sameeyo magaalo .

Waxaana munaasibadan ka qayb qaatay 100 gaadhi oo kuwa ciidamada ah iyo 2,500 oo askari, kuwaas oo ku lebisna dharka ciidamadii Midawga Soofiyati ay caanka ku ahaayeen, iyada oo  lagu xardhay gaadiidka ciidamadana astaantii Midawga Soofiyati , waxaanay socod gaado ka ciyaar ah ku mareen fagaare ku yaala badhtamaha magaaladaasi.

Go’doomintan ayay ciidamada Jarmalku magaaladan ku hayeen muddo 872 cisho ah , iyaga oo dilay boqolaal kun oo qof , kuwaas oo u dhintay gaajo iyo haraad soo food saaray intii ay ciidamadu go’doominta ku hayeen magaaladaasi Leningrad.

Ciidamadii Jarmalka ee Adolfo Hitler ayaa go’doomintaasi ka qaaday magaaladda 27 January ee sannadkii 1944-kii, kadib markii ay ciidamadii Soofiyadku guuo kazoo hooyeen dagaaladii ka dhacay caasimadda Mosko iyo Stalingrad oo ay hore u qabsadeen ciidamada Jarmalku.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews