Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Cisbitalka Ku Booqdey Wasiirka Hawlaha Guud Oo Xanuusanaya
January 29, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Cantar gudoomiyaha guddida anshaxa ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu maanta cisbitaalka ku booqdey Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland o maalmihii ugu danbeeyey xanuusanaayey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com