berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiir Saleeban Cali Koore Oo Mar Kale Si Adag Uga Jawaab Celiyay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxweynaha Maamulka Putland Siciid Denni
January 29, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali “Koore” ayaa mar kale ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo sheegay in uu deeganada Tukaraq ku soo celin doono gacanta mamaulka Puntland.

Dhinaca kale Wasiirka Biyaha Somaliland ayaa waxa uu ka waramay gudi uu dhawaan magacaabay oo kala shaqayn doonta arrimaha Biyaha oo ay Wasaaradaasi yeelatay markii ugu horaysay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews