berberatoday.com
Turkia: Musaaracada Geela Oo Ka Mid Ah Dhaqamada Aan Guurin Ee Dalkaasi Oo Lagu Qabtay Magaalada Seljuk Ee Dalkasi!
January 29, 2019 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Dal kasta iyo mujtamac kastaa waxay leeyihiin caadooyin iyo dhaqamo u gaar ah, waxa laga yaabaa in laba mujtamac ay ku kala tagaan hal dhaqan oo qolo kastaaba ay dhinaceeda u qaadato kuwana ay u yaqaanaan inuu yahay dhaqan wanaagsan halka ay kuwa kaleba uga arkaan inuu yahay mid xun.

Dalka Turkiga ayaa waxa sanad walba lagu qabtaa tartan aad u cajiib ah oo loo qabto geela, Tartanka ayaa magaciisa la yidhaahdaa Musaaracada Geela waxaana tartankii lagu qabtay Magaalada Seljuk ee galbeedka dalkaasi.

Tartankan ayaa loo qabtay 124 Geela waxaanay ku tartamayeen musaaracdaasi, tartanka ayaa ah mid soo jireen ah waxaana ku tartama Awrta oo keliya, tartanka ayaa waxa uu ka mid yahay waxyaabaha ugu wanaagsan ee soo jiita dalxiisayaasha dalkaasi u dalxiisa. Tartanka ayaa waxa bilaabay dadkii reer guuraaga ahaa ee ku noolaan jiray bariga dhexe kuwaasi oo awrta aad u adeegsan jiray, dawladda Turkiga ayaa ku taamaysa in tartankaasi lagu daro liiska Uneisco ee dhaqamada aan dakhliga laga samayn ama aan laga faa’iidayn wax lacag ah ee loo yaqaano Unesco List Of Intangible Heritage.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews