Xisbiga UCID Oo Gudoomiye Ciro Ku Eedeyey Inuu Kulamo Qarsoodi Ah La Qaatey Madaxweyne Biixi
January 29, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi CabdirashiiD Bas Baas gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga UCID ayaa waxaa gudoomiyaha xisbiga Waddani C/raxmaan Ciro ku eedeyey in uu kulan qarsoodi ah la yeeshay madaxweyne Muuse Biixi