Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Wasaarada Ciyaaruhu Shaqadii Loo Igmadey Ay Ku Fashilantey
January 30, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha ciyaaraha ee xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis ayaa waxaa uu eedeymo kulul u jeediyey wasaarada ciyaaraha Somaliland isaga oo ku sifeeyey in wasaaradaasi ay shaqadii qaranka ay u haysay ay si weyn ugu fashilantey