Madaxtooyada Oo La Sheegay Inay Beesha Caalamka U Balan Qaaday Inay Reer Somaliland Heshiis Ka Gaadhi Doonaan Khilaafka Doorashada Golaha Wakiilada
January 30, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay wakiilada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ku wargelisay in heshiis laga gaadhi doono is-mariwaaga ka taagan doorashada golaha wakiilada.