berberatoday.com
Maraykanka: Nin Bukaan Ah Oo Xaday Kadibna Baahiyey Macluumaadka Mallaayiin Qof Oo Qaba Cudurka Dillaaga Ah Ee HIV-Aids !
January 30, 2019 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Nin Bukaan ah oo u dhashay Dalka Maraykanka ayaa waxa uu xaday Macluumaadka 14.2 oo qof oo qaba Cudurka Dillaaga Ah ee Hiv/Aids, kadib markii uu macluunaadkaasi xaday ayaa waxa uu ku baahiyey Internet-ka.

Ninkani ayaa waxa uu u dhashay Maraykanka waxaanu qabay cudurkaasi, waxaanu macluumaadka dadka bukaanka ah uu ka xaday Liisaska Wasaarada Caafimaadka ee Dalka Singapore, ninkani ayaa Dalkaasi Ku xidhnaa Muddo laba sano ah kadib markii u geystay dambiyo dhawr ah.

Sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka ee dalkaasi Singapore ayaa ninkaasi magaciisa la yidhaahdo Meche Ferriera inuu Macluumaadkaasi ka helay nin ay saaxiib yihiin oo magaciisa la yidhaahdo Ler Tek Siena oo ah Muwaadin u dhashay Dalka Singapore kana mid ah Dhakhaatiirta ka hawl gala  Wasaarada Caafimaadka ee dalkaasi Singapore.

Macluumaadka uu ninkaasi baahiyey ee dadkaasi Bukaanka ah ayaa waxa ku jira Telefanadooda iyo Ciwaanada goobaha ay degan yihiin, waxaanu u baahiyey macluumaadkaasi Inuu kaga Aar goosto Dalkaasi Singapore waxaanu baahiyey markii laga mustaafuriyey Dalka Singapore.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews