Xisbiga Waddani Oo Sheegay Inay Diyaar U Yihiin Doorasho Aanu Komishanka Wakhtigani Maamulayn
January 30, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab Nuur, ayaa sheegay inay Xisbi ahaan diyaar u yihiin inay Doorashada galaan, balse aanay diyaar u ahayn in Komishanka Doorashooyinka oo jooga ay galaan, madaama uu tilmaamay in aanay ku kalsoonayn.