Booliska Gobol Mareykanka Ah Oo Tuugta Wax Xada Codsi Ugudbiyay
January 31, 2019 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Booliiska Gobol ku yaal Maraykanka ayaa ka codsaday tuugta bal inay nastaan ayaamahan oo qabaw xumi ka jiro dalkaas sababta oo ah Booliisku ma ilaalin karayaan shacabka qabow dartii. Qabowgu wuxuu maryaa meelaha qaarkood -70.
codsigan Booliska Mareykanka ayaa yimi xili uu baraf daylo wata oo ba,ani ka dhacayo dalkaasi waxaanay Boolisku ka cabsi qabaan in tuugtu xiligan aan laysu baxayn ay xatooyo khatara ka gaystaan goobaha mihiimka ah ee ganacsiga iyo gurayaha laga maqanyahay.