Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maanta Mar Kale Maxkamada Itoobiya La Hor Keenay
January 31, 2019 - Written by Berbera Today
IlaAddis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynihi hore ee DDSI Cabsi Maxamud Cumar aya Manta markale Maxkamad laso taagay iyadoona Xeer ilaalinta Ethopia ayaa sheegtay in 47 Qof oo uu kamid yahay Madaxweynihi hore ay ku lug lahaayen Dhacdadii 4ti Augosto ee Sanadki hore ka dhacday Magaalada Jig Jiga.
Rabshadahaasi waxa ku Geeriyooday 59 Qof waxana ku Dhaawacmay 266 Qof halka Hanti ka badan 412 Milyan oo Bir ay ku baaba’day.
