berberatoday.com
Dukaamo Ay Soomaali Leedahay Oo Koonfur Afrika Lagu Boobay
January 31, 2019 - Written by Berbera Today

Johannesburg(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika waxay sheegayaan in dukaamo ay soomaalidu ku leeday dalkaasi la boobay.

Cabdi Mahad Bilow Kunow oo kamid ganacsatada boobka loo geystay ayaa BBC u sheegay in ilaa toddobo dukaan la boobay isla markaasna ay ka carareen kooxda weerarka kusoo qaaday.

“Afar qof ayaan ku joognay..markii aan aragnay inay yihiin ilaa kontomeeyo oo aan waxbo ka qaban karin,waan iskaaga cararnay. meel duur ayaan gaadhnay ilaa laba saacadood ayay dukaanka dhex cayeen” ayuu yidhi Cabdi Mahad.

Goobaha ganacsiga la boobay waxay ku yaalleen deegaan ka tirsan gobolka Limpopo Limpopo ee dalka Koonfur Afrika.

Waxaa uu intaasi ku daray in marki dambe ay booliska us oo gurmadeen si noloshooda loo badbaadiyo.

Dadka deegaanka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka cabanayay biyo iyo koronto la’aan ka jirto deegaanka.

Cabdi Mahad ayaa sidoo kale in weerarka lagu soo qaaday soomaalida ay ku dhaawacmeen labo qof.

 

Source: BBC Somali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews