berberatoday.com
Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Deeganka Tuko-raq Ku Dhex Maray Ciidamado Ka Wada Tirsan Kuwa Maamulka Puntland
January 31, 2019 - Written by Berbera Today

Laascanood(Berberatoday.com)-Wararka aan ka heleyno deegaanka Tuke-raq ee gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta dagaal uu ku dhex-maray Ciidammo ka wada tirsan maamul gobolleedka Puntland.

 

Dagaalkaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Geed Qaboobe oo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidammada maamulka Puntland ee dagaalku dhex-maray, kaasi oo ku yaalla Aagga deegaanka Tuke-raq, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaadhay labada dhinac.

Saraakiil ka tirsan Ciidammada maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegeen in dagaalka uu ku dhintay hal qof, halka ay ku dhaawacmeen 7 Askari oo ka tirsan ciidammada Puntland.

Illaa iyo hadda lama Oga sababta keentay in dagaal uu dhex-maro Ciidamo ka wada tirsan maamulka Puntland ee ku sugan Aagga deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews