berberatoday.com
Akhriso”Dhacdo Naxdin Iyo Amakaag Ku Riday Askari Katirsan Ciidanka Dawlada Xamar Ee Somaliya?
February 1, 2019 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Mootadii waxaa ku dhaawacmey gabar dhalinyaro ah oo Mootada so kireysatay

Kadib askarigii ayaa baxsday oo lama qaban saacado kadib askarigii ayaa wuxuu aadey xafadodi oo ay dagan tahay hooyadiis iyo qoyska intii kale Asagoo is leh is qari

Xafadii markuu imaadey waaba cidlo xitaa hal qof ma jooga

Intaas kadib wuxuu la hadlay Dadkii kale o dariska ahaa oo xafada daganaa wuxuu yiri aawey Dadkii gurigaan joogey

Waxaa la yiri Dadkii ma joogan Hooyadaa iyo walaalahaa ma joogan oo isbitaal ayey jiraan Walaashaa ayaa saakey xabad ku dhacday ayadoo moto bajaaj saaran

Wu isku naxay asagoo is weydiinaayo waxaad xabada ku ridey amey Walashaa eheed

Asagoo yaaban ayuu wuxuu Tagay keysaney oo walashiis la dhigey

Indhaha ayuu saarey ayadoo Dhaawac ah hooyadiis ayu weydiyey xageey jogtey markii xabadu ku dheceysay

Waxaa loo tilmaamey isla Meeshi ú Mootada ku rasaaseeyay iyo isla saacadii uu xabada ku dhuftsy Intaas kadib

Wuxuu ku qafiifey asagoo leh ma Anigaa ogaay iney walashey tahay ayuu ku celcelinaayay asagoo qafiifey waliba isku dhex yaacsan dadkina ay la yaaban yihiin

Intaas kadib waxa Isbitaalka imaadey boliska kaaran o is leh Gabadha dhaawaceda fiirinaya ayey waxay arkeyn ninkaan oo isku dhexyaacsan oo dhahaayo iney walashey tahay ma ogeen waxkasta Hada lo sheego wuxu ku celcelinaya
Inay walashey tahay ma ogeyn

Intaas kadib Ciidankii ninkii ayey waden o wala xirey xarunta (c.i.d)

Asagoo dhiig kale daadi is leh ayu walashiis dhiigeeda daadiyey 
waayo

Xabadu ma taqaano Hooyada abaha walaalka Walasha iyo cid kale Aloow Amuuraha sagal

Farhan Suleiman

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews