berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dalka Qatar Oo Udabaal Degay Ku Guleysigooda Markii Ugu Horreysay Tariikhda Koobka Asian Cup
February 1, 2019 - Written by Berbera Today

Dubai(Berberatoday.com)-Dalka Qatar ayaa markii ugu horreysay tariikhdooda ku guuleystay Asian Cup 2019 kaddib markii ay 3-1 ku garaaceen xulka Jaban.

Wiilka Soomaaliyeed ee Akram Cafiif ayaa kulankan shaqo fiican ka qabtay kaasoo u sahlay in xulka Qaranka Qatar uu ku guuleysysto koobka Asian Cup, kadib markii uu dhaliyay gool, isla markaana uu caawiyay 2 gool kale.

Goolasha wiilasha Qatar ayaa waxaa u kala dhaliyay Almoez Ali, Abdulaziz Hatem iyo Akram Cafiif daqiiqadihii (12, 27 iyo 83) sida ay u kala horeeyaam.

Halka goolka qudha ee dalka Jaban uu u dhaliyay daqiiqadii 69-aad xidigooda Takumi Minamino.

Hadaba Dalka Qatar oo markii ugu horeesay tariikhdooda ku guuleystay Asian Cup ayaa ugu dambeyn u dabaal dagay koobkii la gudoonsiiyay.

Koobka Dalka Qatar ku Guulaystay ayaa wajiyo badan leh oo dhinac siyaasadi ka muuqato kadib markii Xulka Kubada cagta dalka Qatar uu koobka ka reebay dalalka UAE Iyo Sucuudiga oo ay siyaasada isku hayaa isaga oo labadaas dalka kusoo kala dubtay wareega 8aad iyo ka afraad waana guul taariikhiya oo dalka Qatar gaadhay.

 

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews