berberatoday.com
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Sheegtay In Ay Sharciga La Tiigsan Doonto Macalimiin Mudaharaad Sameeyay
February 1, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Axmed Abokor oo ay weheliyaan qaar ka mid ah masuuliyiinta wasaaradaasi, ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimi qaar ka mid ah Macalimiinta Dugsiyada oo sheegay in Wasaarada waxbarashadu lunsatay lacago loogu talagalay oo tobabar uga socday Hargeysa.

Dhinaca kale Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada, ayaa waxa ay sheegtay in ay anshax marinayaan dhamaan macalimiintaasi mudaharaadka sameeyay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan

 

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews