Daawo Muuqalka”In Kabadan 150 Lamaane Is Jecel Oo Hargeysa Hadiyad Isku Gudoonsiiyey Xalay
February 2, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa habeenkii xalay aheyd munaasibad lagu qabtey Hotel Mango Garden lagu soo bandhigay buuug lagu magic daray “ Hadiyad Jaceyl “ taas oo lamaane ka badan 150 ay xalay buugaasi isku gudoonsiiyeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/rg0R4lt5NLk
Berberatoday.com