Jig Jiga(Berberatoday.com)-Waxaa shalay galab magaalada Jig Jiga ee caasimada Dawlad deeganka Soomalida Itoobiya Si Balaadhan loogu soo dhaweeyey madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya md Mustafe Maxamud Cagjar .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com