Somaliland Wasiir Hore Oo Mushaharkii Laga Joojiyay Kadib Markii Uu Ka Soo Xaadiri Waayay Gudi Lagu Daray
February 2, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Tacliinta Sare ee wasaarada waxbarashada Somaliand ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay gabi ahaan-ba ay mushaharkii ka joojiyeen wasiirkii hore ee maaliyada Md Yuusuf oo guddidaas ka mid ah kadib markii uu xafiis-kiisa ka soo shaqo gali waayey