Ururka Baslayaasha Hargeysa Oo Go.aan Kasoo Saaray Raga Iyo Haweenka Kuraasta Kuwada Fadhiista Iyaga Oo Dhinaca Isku Qabanaya
February 2, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland, Gaadiidleyda Basaska ee Hargeysa ayaa joojiyey in ragga iyo dumarka ay isdhex fadhiistaan ama ay dhinaca isku qabtaan ruux dumara iyo nin rag ahi waxayna soo rogeen in raggu fuulaan qeybta hore ee Basaska halka dumarkuna ay fadhiisanayaan qeybta danbe iyaga oo ururka baslayaasha hargeysa sheegay inay ilaalinayaa dhaqanka Islaamka ee jidaynaya in raga iyo haweenku aanu jidhkoodu is taaban iyaga oo aan isqabin ama aan ehel dhaw oo aan isgayin ah.
HJalkan Hoose Ka Akhri Qoraalka Ay Soosaareen Ururka Baslayaasha Hargeysa