Daawo Muuqalka”Garyaqaan Guuleed Oo Si Adag Uga Hadley Dhalinyaro Darbi Jiif Ah Oo Xukuumada Somaliland Xabsiga Dhigtay
February 3, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guleed Dafac ayaa waxaa uu si adag uga Hadley Dhalinyaro Darbi Jiif ah oo dhawaan xukuumada Somaliland ay xabsiga ay dhigtay