Dhisme Ku Yaala Dalka Suuriya Oo Ay Ku Dhinteen Dad Badani
February 3, 2019 - Written by admin
Suriya(Berberatoday.com)-Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Suuriya ugu yaraan 11 qof oo afar kamid ah ay caruur yihiin ayaa ku dhintay dhisme uu dagalka dalkaasi waxyeelleeyey oo ku dumay magaalada Aleppo.