“Farmaajo Dagaal Cuno Qabateyn Oo Joogto Ah Buu Nagu Wadaa..” Madaxweynaha Somaliand Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqal
February 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlaayey munaasibada xuska ciidanka qaranka Somaliland ayaa waxaa uu eedeymo u jeediyey madaxweyne Farmaajo
Muddane Biixi waxaa uu sheegay in Farmaajo uu Somaliland ku hayo dagaal , Cuno Qabateyn iyo Boro Bagaando Joogto Ah .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/KWkqBRXH7aM
Berberatoday.com