Gudoomiye Cirro Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xoghayayaasha Xisbiga Waddani
February 3, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu isku shaandheyn uu ku sameeyey qaar ka mid ah xoghayayaashiisa xisbiga Waddani
