Hakadka Ku Yimid Soo Saaridda Baasaboorka Soomaaliga Iyo Sababta
February 3, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Muddo ka badan la bilood ayaa waxaa xaniban sameynta baasaborka Soomaaliga ah. Xanibaadda baasaboorka ayaa saameyn ku yeeshey dadbadan oo u safri lahaa xalado caafimaad, qoys iyo waxbarasho. Dowladda federaalka ayaan war rasmi ah ka soo saarin illaa iyo hadda sababta keentay hakadka sameynta baasaboorada.

Berberatoday.com