berberatoday.com
Qorshihii Isku Filnaanshaha Cuntada Ee Somaliland Oo Fashilmay Iyo Gargaar Caalami Ah Oo Ay Dalbatay
February 3, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa shaacisay in macaluul baahsani ay soo foodsaartay dadka shacabka ah ee ku nool lixda gobol ee waa weyn.

Gudoomiyaha hay’adda ka hortaga aafooyinka dabiiciga ah iyo kaydka raashinka qaranka Faysal Cali Sheekh ayaa soo bandhigay tirada dadka reer somaliland ee qarka u saaran inay soo foodsaarto macaluul.

Baaqa xukuumada somaliland ayaa daaha ka faydaya inuu fashilmay qorshihii ay hore u dhigtay ee la xidhiidhay in marka wasaarada beeruhu ay waxsoosaar samayso isku filaansho laga gaadho dhinaca cuntada.

Sidoo kale dalagii kala duwanaa ee ay beerta wasaarada uu hormoodka u yahay Axmed Muumin Seed taas oo hore u qorshaysay in waxsoo saarka ay samayso sanadka ugu horeeyaa uu horseedo in la bilaabo qorshihii uu wadanku isku filaansho kaga gaadhi lahaa dhinaca cuntada, balse waxa hada muuqata inuu fashil yahay qorshahaas, maadaama oo ay xukuumadu haatan ku dhawaaqday in dad kor u dhaafaya hal milyan iyo badh ay halis ugu jiraan cunto yaraan iyo biyo la,aan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews