Siyaasi Cabdillaahi Geeljire Oo Duray Guddi Uu Ku Jiro Oo Ku Fashilmay Hawshii Loo Xushay .
February 3, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Cabdillaahi Geeljire) ayaa waxa uu dhaliilay guddiga Ictiraaf raadinta, isaga si weyn baraha bulshada u qabsaday ku muujiyay guddigaasi.
