berberatoday.com
Al-Shabaab Oo Sheegtay Masuul-yada Weerarkii Saaka Lagu Dilay Agaasimihii Shirkada Dp World Ee Dekada Boosaaso .
February 4, 2019 - Written by Berbera Today

Boosaaso(Berberatoday.com)-War Rasmi ah oo ay iminka soo saartey Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in Ururkaasi masuul ka ahaa weerarkii saaka lagu dilay masuulkii shirkada Dp World u qaabilsanaa dekada magaalada Boosaaso .

Al Shabaab ayaa sheegtay in weerarkaasi ay fuliyeen guutada   magaceeda la dhaho Iqtiyaalaatka .

Waxaana sidaas idaacada afka Al Shabaan ku hadasha ee Al Andulus u xaqiijiyey afhayeenka Al Shabaab , sidoo kale Afhayeenka Al Shabaab waxuu sheegay in hawl galkani qeyb ka yahay hawl galo shirkado shisheeye oo uu calooshada u shaqeystayaal ku sheegay

 

 

 

berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews