|
berberatoday.com
Amaanka Dekeda Berbera Iyo Madaxda Shirkada DP World Oo La Adkeeyay+Shir Deg Deg Ah Oo Gudida Nabad Galiyada Gobolka Saaxil Isugu Yimaadeen Saaka
February 4, 2019 - Written by Berbera TodayBerbera(Berberatoday.com)-Shir Deg Dega oo ay Maanta xili hore ay yesheen Gudida nabadgalayada iyo Illaalinta Amaanka Gobolka saaxil Ayaa saaka Lagu qabtay xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Saaxil, Shirkan oo saxaaafadu Debad Joog ka Ahayd ayaa waxaa goob jog ka Ahaa taliyayaasha Ciidamada kala Duwan ee Gobolka Saaxil iyo Xubnaha maamulka Gobolka iyo Degmada berbera, iyo waliba Maareeyaha Guud ee dekadaha Somaliland oo uu Whelinayay Agaasimaha Dp world ee dekada Berbera, Sida Aanu Xogta ku Helnayna waxaa lakala qaatay Awaamiir Ada goo Dhanka Amanka Lagu Sii Xoojinayo Iyadoo Marka Horeba uu Adkaa Ilaalinta Amaanka Guud ee Gobolka saaxil, Meelaha Lasii Xiijiyano Amankooda waxaa kamida Dekada berbera, haamaha Shidaalka iyo kaantaroolada oo baadhis balaadhan lagu samayn doono baaburta ka baxaysa berbera iyo Kuwa Soo galayaba, Dabcana Waxaana Laga yaabaa Labac kaclaynta Amaanku in ay dabo socotaa Markii saaka Subaxii hore maamul Goboleedka Putland ee dalka Soomaaliya magaalada Boosaaso Lagu Dilay Agaasimihii shirkada P&O Ee Dekeda Bosaso Oo Kamida Faracyada Dp World
Berberatoday.com COMMENTS
|
||||
|
|
|||||