Daawo Muuqalka”Madax-dhaqamedka iyo Ganacsatada Magaalada Ceerigaabo oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Mashaariicda Hay”adda WFP
February 4, 2019 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Madax-dhaqameedka, waxgaradka iyo Ganacsatada ka soo jeeda deegaanada Koonfurta iyo Bariga gobolka Sanaag, ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Mashaariicda Hay”adda cunada adduunka ee WFP.