Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Sameeyay Magacaabis iyo Isku Bedel
February 4, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa magacaabis iyo isku bedel ku sameeyay Agaasimeyaasha iyo Agaasime waaxeedyada Wasaaradaasi.
