Xadiga Deyntii Xukuumada Siilanyo Ku Wareejisay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xukumadiisa Oo La Shaaciyey”Daawo Muuqal
February 4, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(BErberatoday.com)-Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida ee Golaha Wakiilada oo Shaaciyey in Xukumadii Siilaanyo Ku wareejisey Madaxwayne Biixi Lacag Dayna oo dhan 80 Milyan oo Doolar.Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida ee Golaha Wakiilada oo Shaaciyey in Xukumadii Siilaanyo Ku wareejisey Madaxwayne Biixi Lacag Dayna oo dhan 80 Milyan oo Doolar.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan