Imaaraadka Carabta Iyo Malta Oo Si Kulul Uga Hadlay Dilkii Maamulihii Shirkadda DP World Ee Dekedda Boosaaso.
February 5, 2019 - Written by admin
Dubai(Berberatoday.com)-Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Malta ayaa xaqiijisay geerida Muwaadin u dhashay dalkooda oo lagu magacaabo Paul Anthony Formosa, kaasi oo ahaa Madixii Shirkadda &O Ports ee hoos tagta Shirkadda DP World ee Mashruuca Dekedda Bosaaso.